Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ku dhintay Diyaarad dhulka kusoo dhacday (Sawirro)

Shil diyaaradeed oo ay ku dhinteen wasiirro katirsan dowladda Ukraine iyo masuuliyiin kale ayaa ka dhacay duleedka magaalada Kyiv ee caasimadda Ukraine, waxaa sidoo kale shilkaasi ku dhintay carruur yaryar. Diyaarad nuuca qumaatiga u kaca oo ay la socdeen wasiirka arrimaha gudaha Ukraine, kuxigeenkiisa iyo xubno kale oo dowladda katirsan ayaa ku dhacday deegaan kuyaalla … Continue reading Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ku dhintay Diyaarad dhulka kusoo dhacday (Sawirro)